• Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryaynta & kuxigeenkiisa oo kulan la qaatay gudigga uqareemida Gaadiidlayda puntland iyo ganacsato.

  • Vacancies in Puntland Ministry of Public Works, Housing and Transport

  • wasaaradda hawlaha guud oo soo gabagabaysay qiimayntii wadooyinkii roobabku wax yeeleeyeen.

  • XEERKA MAARAYNTA DHULKA MAGAALOOYINKA PUNTLAND OO GOLAHA WASIIRADU MEELMARIYEN.

  • wasiirka wasaraadda hawlaha guud,gaadiidka iyo guryaynta oo booqday Gobolka Sanaag.

0

Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryaynta & kuxigeenkiisa oo kulan la qaatay gudigga uqareemida Gaadiidlayda puntland iyo ganacsato.

       News

Wasiirka wasaaradda hawlaha guud gaadiidka iyo guryaynta Axmed Bashiir Muuse iyo kuxigeenkiisa maxamed xuseen xaashi ayaa maanta kulan la qaatay guddiga uqareemida Gaadiidlayda Puntland iyo ganacsato. Wasiirka ,Kuxigeenkiisa ,gudigga iyo Ganacsatada ayaa kawada hadlay sidii laysaga kaashan lahaa dhismaha wadada ku meelgaarka ah ee gaadiidku isticmaalilahaayeen inta uu socdo dhismaha wadada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo. sidoo kale gudiga gaadiidlayda…… Read More »

0

wasaaradda hawlaha guud oo soo gabagabaysay qiimayntii wadooyinkii roobabku wax yeeleeyeen.

       News

Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Guryeynta Dowladda Puntland oo mudooyinkii dambe ku hawlaneed sidii loo dayactiri lahaa Wadooyinkii waxyeeladda ka soo gaartay roobabkii gu’ga ee ka da’ay degaanadda Puntland ayaa soo gabagabaysay qiimayntii wadooyinkaas wax yeeloobay. Enjineero ka kala socda Wasaarada Hawlaha Guud, Gaadiidka & Gureyeynta, Hay’adda Wadooyinka Puntland ee PHA iyo Hay’adda CCECC ee laga leeyahay dalka shiinaha ayaa…… Read More »

0

XEERKA MAARAYNTA DHULKA MAGAALOOYINKA PUNTLAND OO GOLAHA WASIIRADU MEELMARIYEN.

       News

Shirkii khamiislaha ahaa ee golaha wasiirada oo uu shirgidoominayay madaxweyne Deni ayaa maanta meelmariyay xeerka maraynta magaalooyinka dhulka puntland. Ujeedoyinka Xeerka maraynta magaalooyinka dhulka Puntland waa inuu:- Fududeeeyo helidda hab taabbo gal ah oo nidaam leh oo lagu maamulo dhulka magaalooyinka. Horumarinta habka isku dhafan ee qorshaynta dhulka magaalooyinka, dhiirigelinta isticmaal waara ee dhulka iyo ilaalinta xuquuqda shakhsiga ee dhulka……. Read More »

0

wasiirka wasaraadda hawlaha guud,gaadiidka iyo guryaynta oo booqday Gobolka Sanaag.

       News

Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud Gaadiidka iyo Guryeynta Dowladda Puntland Mudane. Axmed Bashiir Muuse (Cirro) oo safar shaqo ku jooga gobolka Sanaag ayaa maanta booqday wadada isku xirta magaalooyinka Badhan iyo Hadaaftimo. Wasiir Cirro ayaa sidoo kale booqday xarunta Wasaarada Maaliyada ee Degmada Badhan, waxayna ka wada hadleen dardar gelinta shaqada labada wasaarood iyo iskaashigooda.

0

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD,GAADIIDKA IYO GURYAYNTA PUNTLAND IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO BOOQDAY BUUNDADA MIDIGAR.

       News

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Guryeynta Dowladda Puntland Mudane. Axmed Bashiir Muuse ( Cirro) ayaa kormeer booqasho ah ku geeyay Buundada Midigar ee Gobolka Nugaal Wefdiga ka qeyb galaya shirka kaabayaasha dhaqaalaha dalka ee ka furmay Garoowe. Wafdigaan oo ka socda Dowladda Federalka & Dowladaha xubnaha ka ah ayaa la filayaa inay booqdaan goobo kale inta ay ku sugan…… Read More »

0

SHIRKII KAABAYAASHA DHAQAALAHA DALKA OO KA FURMAY GAROWE.

       News

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow Iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Gureynta Puntland Mudane. Axmed Bashiir Muuse ( Cirro) ayaa si wada-jir ah u gudoomiyey shirka kaabayaasha dhaqaalaha dalka oo ka furmay Garoowe. Shirka ayaa waxaa looga Wada hadlayaa inta uu socdo horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha dalka, dhegaysiga Warbixinada Waxaayabahii Qarsoomay &…… Read More »

0

WASAARADDA HAWLAHA GUUD EE PUNTLAND OO TABABAR U FURAY 25 INJANEER OO KA SHAQEEYA MASHRUUCA JPLG

       News

Wasiirka  wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Mudane Axmed Bashiir Muuse, ayaa maanta Garoowe tababar uga furay 25 Injaneer oo ka shaqeeya mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland ee JPLG. Injaneerada ka faa’idaysanaya tababarkaan oo ka kala yimid 9 degmo oo uu ka socdo mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland ee JPLG, ayaa la barayaa dhammaan xirfadaha la xiriira farsamooyinka  dhismaha ee…… Read More »

0

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD,GAADIIDKA IYO GURYAYNTA OO KULAN LA QAATAY HAY’ADA ILO

       News

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Gureynta Dowladda Puntland Mudane. Axmed Bashiir Muuse ayaa kulan la yeeshay Madaxda Ururka Shaqaalaha Aduunka oo loo soo agaabiyo ILO kaasi oo ay xubin ka yihiin 186 Dowladood. Wasiirka & Madaxda ILO ayaa ka wada hadlay arimaha Barnaamijka horumarinta degmooyinka Puntland ee JPLG kaasi oo hadda ka socta illa 9 degmo oo ka tirsan…… Read More »