0

News / Workshops

Dib u Eegis Xeerka Qandaraas-leyda Puntland(Review Contractor Registration Act )

18th February 2019 at 7:37 am By

Waxaa wasaaradu qabatay 16-17 bisha febraayo Shir dib loogu eegayo xeerka Qandraas-leyda puntland kaas oo guul ku dhammaaday , xeerkan waxaa lagu Dabakhi doonaa Dhammaan qandaraas-leyda puntland sida uu dhigaayo xeerku  sida uu dhigaayo Qodobka 7aad ee xeerku Ma jiri karo qof u ganacsan kara ama u dhaqmi kara sida qandaraasleyda-Dhismaha ku sugan Puntland, mana u soo gudbin karo qofkaasi mid ka mid ah Maxkamadaha Puntland cabasho, ficil ama dacwad la xiriidha ganacsiga ama awoodda qofkaas iska dhigaya qandaraaslaha asagoo aan heysan diiwaangelin sharci ah sida ku cad Xeerka Diiwaangelinta Qandaraasleyda Dhismaha

Wasaarada iyadoo ka ambaqaadaysa baahi loo qabo xeer nidaamiya qandaraas-leyda puntaland ayey waxay wadaa xeerkan aan kor ku soo sheeganay  .

 

 

Leave a Reply