0

News

SHIRKII KAABAYAASHA DHAQAALAHA DALKA OO KA FURMAY GAROWE.

17th June 2019 at 8:00 am By

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Mudane Cabdi Aadan Hoosow Iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Gureynta Puntland Mudane. Axmed Bashiir Muuse ( Cirro) ayaa si wada-jir ah u gudoomiyey shirka kaabayaasha dhaqaalaha dalka oo ka furmay Garoowe.

Shirka ayaa waxaa looga Wada hadlayaa inta uu socdo horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha dalka, dhegaysiga Warbixinada Waxaayabahii Qarsoomay & Sidii loo dardar galin lahaa Dhismaha Mashaariicda kaabayaasha Dhaqaalaha dalka ee qabyada ah.

Leave a Reply