0

News

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD,GAADIIDKA IYO GURYAYNTA OO KULAN LA QAATAY HAY’ADA ILO

10th June 2019 at 9:57 am By

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Gureynta Dowladda Puntland Mudane. Axmed Bashiir Muuse ayaa kulan la yeeshay Madaxda Ururka Shaqaalaha Aduunka oo loo soo agaabiyo ILO kaasi oo ay xubin ka yihiin 186 Dowladood.

Wasiirka & Madaxda ILO ayaa ka wada hadlay arimaha Barnaamijka horumarinta degmooyinka Puntland ee JPLG kaasi oo hadda ka socta illa 9 degmo oo ka tirsan Puntland.

Leave a Reply