0

News

WASIIRKA WASAARADDA HAWLAHA GUUD,GAADIIDKA IYO GURYAYNTA PUNTLAND IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO BOOQDAY BUUNDADA MIDIGAR.

18th June 2019 at 10:00 am By

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka & Guryeynta Dowladda Puntland Mudane. Axmed Bashiir Muuse ( Cirro) ayaa kormeer booqasho ah ku geeyay Buundada Midigar ee Gobolka Nugaal Wefdiga ka qeyb galaya shirka kaabayaasha dhaqaalaha dalka ee ka furmay Garoowe.

Wafdigaan oo ka socda Dowladda Federalka & Dowladaha xubnaha ka ah ayaa la filayaa inay booqdaan goobo kale inta ay ku sugan yihiin Puntland.

Leave a Reply