0

News

wasiirka wasaraadda hawlaha guud,gaadiidka iyo guryaynta oo booqday Gobolka Sanaag.

25th June 2019 at 9:38 am By

Wasiirka Wasaarada Hawlaha guud Gaadiidka iyo Guryeynta Dowladda Puntland Mudane. Axmed Bashiir Muuse (Cirro) oo safar shaqo ku jooga gobolka Sanaag ayaa maanta booqday wadada isku xirta magaalooyinka Badhan iyo Hadaaftimo.

Wasiir Cirro ayaa sidoo kale booqday xarunta Wasaarada Maaliyada ee Degmada Badhan, waxayna ka wada hadleen dardar gelinta shaqada labada wasaarood iyo iskaashigooda.

Leave a Reply